raqay
(m.l)

1. Geed dheer, caleemo yaryar, oo dhalo miro quullaha u eg oo dhanaan; xamar. 2. Miraha geedka raqayga.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raqay

raq [m.dh]
Neef xoolaad oo dhintay ama la qalay.

raq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
1. Hoore afka ku cabbid iyada oo aan la adegsanayn gacmaha (qof). 2. Xoolo biyo waran cabbid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg