rigaaxid
(m.f.dh)

eeg rigaax².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rigaaxid

rigaax [m.l]
Daal iyo jiiro go'.

rigaax [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-xay, -xday)
1. (f.g) Wax si aad ah u burburin. 2. (f.mg) Daal iyo jiiro go'dareemid.

rigaax [m.l]
ld riyaax¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg