rogasho
(m.f.dh)

eeg rogo. ld rogad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rogasho

oodrogasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oodrogo. ld oodgeddisasho.

qaalaamarrogasho [m.dh]
ld qaalmarrogasho.

qaalmarrogasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaalmarrogo. ld qaalaamarrogad, qaalaamarrogasho, qaalmarrogad.

dhogorrogasho [m.f.dh]
eeg dhogorrogo. ld dhogorrogad.

digarrogasho [m.f.dh]
eeg digarrogo. ld digarrogad.

ilmarrogasho [m.f.dh]
eeg ilmarrogo. ld ilmarrogad.

manjarrogasho [m.f.dh]
eeg manjarrogo. ld majarrogasho, mijarrogasho, minjarrogasho.

manjarrogo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gay, -gtay)
1. Isbeddelid (arrin). 2. Ilmo sidkoodii dhammaaday madaxa hoos u soo rogasho. ld majarrogo, mijarrogo, minjarrogo.

mijarrogasho [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld manjarrogasho.

minjarrogasho [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld manjarrogasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg