rogbi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Harag rogob ka gurid. ld rokbi, roqbi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rogbi

rogbin [m.f.dh]
eeg rogbi. ld rogbis, rokbin, rokbis, roqbin, roqbis.

rogbis [m.l]
ld rogbin.

rokbi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld rogbi.

rokbin [m.dh]
ld rogbin.

roqbi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld rogbi.

roqbin [m.dh]
ld rogbin, rogbis.

roqbis [m.l]
ld rogbin.

rog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Wax afka ama dhinaca korreeya u hoos marin; genbiyid; geddiyid. 2. Ka r.: ka qaadid; ka faydid. 3. Ka r.: alaab meel saaran ka dejin; ka wareejin. 4. Ku r.: ku daboolid; korka ka saarid; ku xirid. 5. Dib ugu laabid. 6. U r.: af af kale ku fasirid, ku tarjiumid. 7. Xoolo jaho foolkoodu aaddanaa jaho kale u jeedin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg