rogmad
(m.l)

ld rogmasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rogmad

dhalanrogmad [m.l]
ld dhalanrogmasho.

dhogorrogmad [m.l]
ld dhogorrogmasho.

rogmasho [m.f.dh]
eeg rogmo. ld rogmad.

xood-taabte [m.l] (-tayaal, m.l/dh)
(xis.) Garaaf fansaar tanjent. Kulannada kartis ee y=tanx waa xood kalgal ah oo leh laamo kala baxsan oo mid kasta leh bar rogmad halka dhibibka-x kuna laacsan xarriiqyada x=+ , + 3 , + 5 iwm.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg