rognaan
(m.f.dh)

eeg rogan². ld rognaansho.

rognaan
(m.l)

U beddelidda hal isku naanays obtikeed loo beddelo mid kale.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rognaan

afrognaan [m.f.dh]
eeg afrogan. ld afrognaansho.

afrognaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld afrognaan.

carrognaan [m.f.dh]
eeg carrogan. ld carrognaansho.

carrognaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld carrognaan.

dhalanrognaan [m.f.dh]
eeg dhalanrogan². ld dhalanrognaansho.

dhalanrognaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhalanrognaan.

gunrognaan [m.dh]
eeg gunrogan. ld gunrognaansho.

gunrognaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gunrognaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg