rogobso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Harag rogob ka gurasho. ld roqobso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rogobso

rogobsasho [m.f.dh]
eeg rogobso. ld rogob-sad, rogobsi, roqobsad, roqobsasho, ro-qobsi.

roqobso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld rogobso.

rogob [m.l]
1. Hilib yaryar oo ku hara haragga neef la qalay. 2. Mullaax. ld rokob, roqob.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg