rogrogad
(m.l)

ld rogrogasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rogrogad

rogrog [m.l]
1. Gedgeddinta wax la gedgeddiyo. 2. Caano yar oo weel la culay carka looga bi'iyo.

rogrog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Wax gedgeddin. 2. Lacag yar ganacsi ku samayn. 3. Weel la culay caano yar car uga bi'in.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg