rogrogid
(m.f.dh)

eeg rogrog².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rogrogid

gedgeddi [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-iyay, -iday/isay; -iyi)
1. Wax hadba dhinac u rogid. 2. Badeeco ganacsi ku sameyn. 3. Eray fal ah rogrogid. ld gadgadd.

laballegdee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Gogol korkeed ama meel kala isku rogrogid.

lugduub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Faras si degdeg ah u fuulid. 2. Ciyaar si habaysan lugaha u rogrogid.

rorog [m.l]
Istaag. ld rogrogid.

rogrog [m.l]
1. Gedgeddinta wax la gedgeddiyo. 2. Caano yar oo weel la culay carka looga bi'iyo.

rogrog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Wax gedgeddin. 2. Lacag yar ganacsi ku samayn. 3. Weel la culay caano yar car uga bi'in.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg