rogrogo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-gtay, -gatay)

Lacag yar ku mushtarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rogrogo

lugduub [m.l]
1. Fuulidda faras si deg deg ah loo fuulo. 2. Si habaysan oo lugaha loo rogrogo marka ciyaar la tumayo. ld lugduubid.

rogrogasho [m.f.dh]
eeg rogrogo. ld rog-rogad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg