rokbi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld rogbi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rokbi

rogbi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Harag rogob ka gurid. ld rokbi, roqbi.

rogbin [m.f.dh]
eeg rogbi. ld rogbis, rokbin, rokbis, roqbin, roqbis.

rokbin [m.dh]
ld rogbin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg