rokob
(m.l)

ld rogob.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rokob

rogob [m.l]
1. Hilib yaryar oo ku hara haragga neef la qalay. 2. Mullaax. ld rokob, roqob.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg