ruduc
(m.l)

Sooh dhaclaha u eg oo dun ama mayrax ka samaysan. ld rudcid.

ruduc
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-dcay, -ducday; -dci)

Dun ama mayrax sida dhaclaha oo kale u soohid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ruduc

rudcid [m.f.dh]
eeg ruduc². ld ruduc¹.

ruducsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la rudcay ahaansho (dun ama mayrax).

ruducsanaan [m.f.dh]
eeg ruducsan. ld ruduc-sanaansho.

ruducsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ruducsanaan.

rud [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Nafley hal mar ilkaha cunto ku goosasho. ld rudh.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg