rukni
(m.l) (-iyo, m.dh)

1. Tiirarka diinta Islaamka mid ka mid ah. 2.Tiirarka guriga uu ku taaganyahay mid ka mid ah. 3. Tiirarka salaadda mid ka mid ah. ld rugni, rukun¹ (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rukni

rugni [m.l]
ld rukni.

rukun [m.l] (-ummo/-nno, m.dh)
1. Cid si joogta ah badeeco u qaadata ama ku keenta. 2. Badeeco si joogta ah loo qaato ama loo geeyo. 3. ld rukni (2). Tiir.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg