rukuman
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-mnaa, -mnayd)

1. Wax si joogto ah loo helo ahaansho. 2. Ku r.: tiir iwm wax meel ku dhaaban ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rukuman

rukumnaan [m.f.dh]
eeg rukuman. ld rukum-naansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg