rukuuc
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-co, m.l/dh)

Jilbo-qabsashada uu qof tukanayaa sameeyo isaga oo foorarsanaya. ld rakuuc¹.

rukuuc
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)

Qof tukanaya jilbo-qabsasho isaga oo foorarsanaya. ld rakuuc².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rukuuc

rakuuc [m.l]
ld rukuuc¹.

rakuuc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
ld rukuuc².

rakuucid [m.dh]
ld rukuucid.

rakuucsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld rukuuc-san.

rakuucsanaan [m.dh]
ld rukuucsanaan.

rakuucsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld rukuucsanaan.

rukuucid [m.f.dh]
eeg rukuuc². ld rakuucid.

rukuucsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Rukuucay ahaansho (qof). ld rakuucsan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg