rukuucid
(m.f.dh)

eeg rukuuc². ld rakuucid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rukuucid

rakuucid [m.dh]
ld rukuucid.

rukuuc [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-co, m.l/dh)
Jilbo-qabsashada uu qof tukanayaa sameeyo isaga oo foorarsanaya. ld rakuuc¹.

rukuuc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Qof tukanaya jilbo-qabsasho isaga oo foorarsanaya. ld rakuuc².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg