rukuucsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Rukuucay ahaansho (qof). ld rakuucsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rukuucsan

rakuucsanaan [m.dh]
ld rukuucsanaan.

rakuucsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld rukuucsanaan.

rukuucsanaan [m.f.dh]
eeg rukuucsan. ld rakuucsanaan, rakuucsanaansho, ru-kuucsanaansho.

rukuucsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld rukuucsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg