rumayn
(m.f.dh)

eeg rumee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rumayn

faarumayn [m.f.dh]
eeg faarumee.

ilaahrumayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3]
(stay, -satay) (dii.) Ilaah rumayn.

muslin [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-imay, -intay; -imi)
(dii.) Diinta Islaamka rumayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg