rumaysasho
(m.f.dh)

eeg rumayso. ld rumay-sad, rumaysi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rumaysasho

faarumaysasho [m.f.dh]
eeg faarumayso. ld faarugsasho, faarugsi, faarumaysad, faarumaysasho.

ilaahrumaysasho [m.f.dh]
ilaahrumayso. ld ilaahrumaysad, ilaahrumaysi.

rumaysad [m.l]
ld rumaysasho.

rumaysi [m.l]
ld rumaysasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg