rumayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

Wax jiritaan-kooda dhab u qaadasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rumayso

faarumayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Hal la lisayo lugaha dambe kala bixin. 2. Qof meel dheer iska tusid iyadoo aan loo baaqin. ld faarugso.

ilaahrumayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3]
(stay, -satay) (dii.) Ilaah rumayn.

rumaysasho [m.f.dh]
eeg rumayso. ld rumay-sad, rumaysi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg