ruqo
(m.dh)

Qof ama neef xoolaad oo aad caato u ah.

ruqo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-qday, -qatay)

Qof ama neef xoolaad aad u caatoobid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ruqo

daaruqoobid [m.f.dh]
eeg daaruqow.

daaruqow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qoobay, -qowday)
Wax caalliray noqosho (boog).

ruq [m.dh]
R. ah: neef xoolo ah oo caato la kici waayay. ld ruqo¹.

ruqasho [m.f.dh]
eeg ruqo².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg