ruubid
(m.f.dh)

eeg ruub². ld ruubin, ruubis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ruubid

ruubin [m.dh]
ld ruubid.

ruubis [m.dh]
ld ruubid.

ruub [m.dh]
1. Bir yar, dhuuban, daab leh oo saanta kabaha laga tolo lagu dalooliyo. 2. Dhul bacaad badan oo marka lagu socdo cagta hoos u gasha.

ruub [Fal Labagudbe1 | Verb Bitransitive1] (-bay, -btay)
Wax meel bacaad, dambas iwm dhexgelin. ld ruubi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg