ruubin
(m.dh)

ld ruubid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ruubin

ruubid [m.f.dh]
eeg ruub². ld ruubin, ruubis.

ruub [m.dh]
1. Bir yar, dhuuban, daab leh oo saanta kabaha laga tolo lagu dalooliyo. 2. Dhul bacaad badan oo marka lagu socdo cagta hoos u gasha.

ruub [Fal Labagudbe1 | Verb Bitransitive1] (-bay, -btay)
Wax meel bacaad, dambas iwm dhexgelin. ld ruubi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg