ruugaami
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

Jaan iyo jiib cayaar la raacid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ruugaami

ruugaamin [m.f.dh]
eeg ruugaami. ld ruu-gaamis.

ruugaamis [m.l]
ld ruugaamin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg