ruugaan
(m.dh)

Habka jiib, jaan iyo sacab isku dubbadhacsani u dhadhammaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ruugaan

halaaq [m.l]
1. Ruugista xooluhu ruugaan lafaha. 2. ld halaaqid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg