ruugan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gnaa, -gnayd)

Wax la ruugay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ruugan

ruugnaan [m.f.dh]
eeg ruugan. ld rug-naansho.

ruug [m.l] (-gag, m.l)
1. Meesha ay iska galaan bowdada iyo dhudhunka; jilib; low. 2. Madaxa kuusan ee laba lafood iska galaan.

ruug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Wax adag calaalin. 2. Arrin si wanaagsan uga baaraandegid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg