ruugid
(m.f.dh)

eeg ruug².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ruugid

afruugid [m.dh]
ld afuugid.

cawaarso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Maroodi, si uu u harraad beelo, dhir dhacaan leh ruugid.

halaaq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
Xoolo lafo ruugid.

lafeyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Lafo ruugid. 2. Nafley wax ay cunto weyday meelo unuunufid.

taqsiino [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ntay, -natay)
In yar oo tubaako ama qaat ah ruugid (qof).

ruug [m.l] (-gag, m.l)
1. Meesha ay iska galaan bowdada iyo dhudhunka; jilib; low. 2. Madaxa kuusan ee laba lafood iska galaan.

ruug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Wax adag calaalin. 2. Arrin si wanaagsan uga baaraandegid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg