ruum
(m.l)

Nooc khamrada ka mid ah oo aalkolku ku badan yahay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ruum

garruuman [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax timihii laga xiiray ahaansho (qof). 2. Wax baarka sare laga jaray ahaansh.

garruumasho [m.f.dh]
eeg garruumo.

garruumayn [m.f.dh]
eeg garruumee. ld garruumay.

garruumays [m.l]
ld garruumay.

garruumee [f.g]
2 (-meeyay, -meysay) Cid garruun la dhici.

garruumid [m.f.dh]
eeg garruun.

garruumo [m.dh]
Abaahi aan dhammaystirayn (geel.

garruumo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-uuntay, -uumatay)
Wax qaar ka goosash.

ruumi [m.l]
Nooc gogosha guryaha dhulkooda lagu fidsado ka mid ah oo qurxan, adag oo dhogor leh.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg