ruumi
(m.l)

Nooc gogosha guryaha dhulkooda lagu fidsado ka mid ah oo qurxan, adag oo dhogor leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ruumi

garruumid [m.f.dh]
eeg garruun.

xaruumid [m.f.dh]
eeg xaruun². ld xaruumbin, xaruubbamid, xuruumid.

xuruumid [m.f.dh]
ld xaruumid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg