ruun
(m.l) (-uuman, m.l)

Meel degaan ku habboon.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ruun

aruundi [m.l]
Geed nagaar leh qodax, caleen yaryar iyo miro casuura ah oo anqaasta laga samaysto.

berrin [m.l] (-nno, m.dh)
Meel bannaan, dhir ku hareereysan oo degaan ku habboon, ruun.

garruun [m.l] (-nno,/-ummo, m.dh)
Bur weyn oo madax buuran le.

garruun [Fal Gudbe/Magudbe | Verb Transitive/Intransitive]
1 (-uumay, -uuntay; -uumi) 1. Madax timo ka wada xiirid. 2. Laamo iwm baarka sare ka jarid. 3. Si xun u abaahin (awr.

garruunnaan [m.f.dh]
eeg garruuman. ld garruunnaansh.

garruunnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld garruunaa.

qaruunbow [m.l]
Nooc kalluunka ka mid ah, kuusan oo weji foolxun leh.

quruun [m.dh] (-uumo, m.l)
Dadyow isku qarni noolaa.

ruunbax [m.l]
Cagaar badan oo ku yaal meel la degi jiray.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg