ruuq
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qay, -qday)

Cunno qoyan oo jilicsan, afka ku cunid, ku bashuuqsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ruuq

curuuq [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Xididdada yaryar ee dhiigga qaada.

ruqaansasho [m.f.dh]
eeg ruqaanso. ld ruqaansad, ruqaansi, ruuqaansad, ruu-qansasho.

ruqaanso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Neef geel ah kicid isku dayid. 2. Nafley fadhida kuurkuursi samayn. ld ruuqaanso.

ruuqaansad [m.l]
ld ruqaansasho.

ruuqaansasho [m.dh]
ld ruqaansasho.

ruuqaansi [m.l]
ld ruqaansasho.

ruuqaanso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld ruqaanso.

ruuqid [m.f.dh]
eeg ruuq.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg