saalimo
(m.dh)

Midab madow oo ay iduhu ku yeeshaan barida ama agagaarka sabiisha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saalimo

saalimow [m.l]
Hangool yar oo gadaal farraarro dhawr ah ku leh oo madow, loona subko oo suufiyada qaarkood qaataan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg