saanac
(m.l) (-cyo/-ciin, m.dh)

Qof farsamo yaqaan ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saanac

saan [m.dh] (-aamo, m.l)
1. Harag xoolaad siiba kan geela iyo lo'da. 2. Tillaabo. 3. Raad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg