saanad
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective) (-do, m.dh)

Xabbadaha buntuqa laga rido oo lagu dagaalamo; ra-saas.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saanad

xabbad [m.dh]
1. (-do, m.l) Saanadda buntukha laga rido middeed; rasaas. 2. Cudur dadka ku dhaca; waraabow. 3. Wax keli ah; mid. 4. (-do, m.l) Iniin.

khasaanad [m.dh] (-do, m.l)
1. Bir aad u adag oo sida sanduuqa u sameysan oo lacagta, dahabka iwm lagu keydiyo. 2. Quful si adag u xirma oo dhawr wareeg leh.

saan [m.dh] (-aamo, m.l)
1. Harag xoolaad siiba kan geela iyo lo'da. 2. Tillaabo. 3. Raad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg