saanaho
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-hday, -hatay)

1. Qof balaayo dhaxalsiin. 2. Qof uurka cadaawad ugu hayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saanaho

saanahasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saanaho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg