saancad
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-dyo, m.dh)

ld saancaddaale; saancaddo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saancad

saancaddaale [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qof nasiib xun (tag xun); bacaw. ld saancad (1).

saancadde [m.l]
1. Qof cago cad. 2. Qumay.

saancaddo [m.dh]
Tagxumo; nasiibdarro. ld saancad (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg