saaqan
(m.dh)(fiis.) Isbeddelka ku dhaca xaaladda walax ayna sababtay badad xoog.
saaqan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qmay, -qantay; -qmi)Wax wareersan noqosho.
saaqan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-qnaa, -qnayd)1. Wax wareersan ahaansho. 2. Qof, wax la saaqay ahaansho. ld saaqsan. saaqid
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saaqan ↴
saaqmid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saaqan¹.
saaqnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saaqan². ld saaqnaansho, saaqsanaan, saaqsanaan-sho.
saaqsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld saaqan².
saaq [m.l]
1. Dhir geedaha kale ku faalasha. 2. Lacag ka mid ah sarrifka rubbiyadaha oo u dhiganta laba caanadood oo waayadii hore la isticmaali jirey.
saaq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
1. Dhir geedo kale ku faalalid. 2. Xanuun, sun iwm jirka ku fidid. 3. Ur dareemid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg