saawee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-weeyay, -waysay)1. Wax, wax kale u ekaysiin. 2. Beden, huuri iwm seeb ku wadid. ld sawee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saawee ↴
haasaawee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-weeyay, -waysay)
1. Cid sheeko maaweelo leh u sheegid. 2. Nin iyo naag sheeko xodxodasho leh isweydaarsasho. ld haasaawi. haasaawi
saawayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saawee. ld sawayn.
sawee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-weeyay, -weysay)
ld saawee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg