saawir
(m.l) (-ro, m.l)Wax kasta oo la sharaysto.
saawir
(m.dh) (-ro, m.l)S. ah: mindi ama bir kale oo aan wax goyn oo af-beeshay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saawir ↴
raawis [m.l]
Mindi iwm gabowday oo aan wax goyn karin. ld saawir.
raawisnimo [m.dh]
Mindi raawis ahaansho. ld saawirnimo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg