saaxiibad
(m.dh) (-do, m.l)

Gabar xiriir gacaltooyo lala leeyahay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saaxiibad

saaxiib [m.dh] (-bbo, m.dh)
Naag xiriir gacaltooyo qof kale la leh; saaxiibad.

saaxiib [m.l] (-bbo, m.dh)
Nin xiriir gacaltooyo qof kale la leh; wadey.

saaxiib [m.dh] (-bbo, m.dh)
Naag xiriir gacaltooyo qof kale la leh; saaxiibad.

saaxiib [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
La s.: cid xiriir gacaltooyo la yeelasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg