saaxiibid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg saaxiib³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saaxiibid ↴

dabaxiro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Ku d.: cid, cid kale wax ay caadeystay kula saaxiibid.

rafiiq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
La r.: qof la saaxiibid.

soco [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-cday, -cotay)
1. (f.g) Socod samayn. 2. (f.g) Hadal la hayey sii wadid. 3. (f.mg) La s.: cid la saaxiibid. 4. (f.mg) La s.: wax xogtooda hayn.

saaxiib [m.l] (-bbo, m.dh)
Nin xiriir gacaltooyo qof kale la leh; wadey.

saaxiib [m.dh] (-bbo, m.dh)
Naag xiriir gacaltooyo qof kale la leh; saaxiibad.

saaxiib [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
La s.: cid xiriir gacaltooyo la yeelasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg