saaxir
(m.l) (-riin, m.dh)Nin sixirka yaqaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saaxir ↴
saaxirad [m.dh] (-do, m.l)
Naag sixirka taqaan.
saaxirnimo [m.dh]
Saaxir ahaansho.
baxaar [m.l] (-rro, m.dh)
Nin saaxir ah oo ku nool hilada webiyada oo loo aqoonsanyahay in uu xukumo yaxaasyada.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg