saaxirad
(m.dh) (-do, m.l)Naag sixirka taqaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saaxirad ↴
saaxir [m.l] (-riin, m.dh)
Nin sixirka yaqaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg