saayidi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax tiradooda kordhin. ld saa'idi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saayidi

saayidid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saayid². ld saa'idid.

saayidin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saayidi. ld saa'idin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg