sabaad
(m.l) (-do, m.dh)

Dhaashi udgoon oo timaha la marsado oo laga sameeyo dhacaan ka yimaad qanjirrada mukulaal sabaadda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sabaad

mukulaalsabaad [m.dh]
(mukulaalsabaad, m.l) Mukulaalduureed laf weyn oo giirgiir leh.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg