sabaal
(m.dh) (-llo, m.dh)

Raalligelinta nafley wax lagu raalligeliyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sabaal

sabaali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax sasabid.

sabaalin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg sabaali.

hawadis [m.l]
Neef xoolo ah sabaalin. ld hawadin.

juuqi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Neef xoolo ah sabaalin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg