sabaalin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg sabaali.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sabaalin

hawadis [m.l]
Neef xoolo ah sabaalin. ld hawadin.

juuqi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Neef xoolo ah sabaalin.

sabaal [m.dh] (-llo, m.dh)
Raalligelinta nafley wax lagu raalligeliyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg