sabad
(m.l) (-do, m.dh)

Agagaarka guriga, xerada iwm.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sabad

xaasaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Xoolo tabardaran sabada ku reebid ama xannaanayn.

dacjoog [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
D. ah: neef xoolo ah oo aan sabada ceelka dhaafin.

hoomo [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
1. Xoolo intooda tabarta daran ee aan sabadka dhaafin. 2. Dad cayr ah oo aan tabar lahayn.

qasabad [m.dh] (-do, m.l)
Dhuun dheer oo bir, caag ama wax kale ka samaysan oo biyaha iwm ay maraan.

taran talantaalli ah [m.l]
1. (baay.) Meerta nooleed noole, taas oo taranku uu dhaco si talantaalli ah fac walba isaga oo marna u dhaca taran jinsi ah, marka kalena taran jinsilaawe ah. Tus. “Soolantaraata”. 2. (baay.) Ka dhicidda ay ka dhacayaan meerta nololeedka noole dhexdiisa laba ama in ka badan oo qaabab gooni ah, kuwaas oo ku kala duwan muuqaalka, sabada iyo habka taranka.

sab [m.dh]
1. Qolo raacatada soomaliyeed u liidi jirtay dawla'aan. 2. Cunto badan oo allabbari loogu talaggalay; dayaafad.

sab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Carruur, haween iwm wax ku raalli gelin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg