sabar
(m.l) (-rro, m.dh)

1. Dulqaad. 2. (-rro, m.dh) Jirka dadka, qaarka sare iyo qaarka dambe inta u dhexeysa; moxog. 3.(-rro, m.dh) Buur salkeed. ld sabbur¹, sabir (2), samir¹.

sabar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bray, -bartay; -bri)

1. Wax u dulqaadasho. 2. Ka s.: wax ka quusasho. ld sabbur², samar², samir².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sabar

sabarad [m.dh] (-do, m.l)
Tib bir ah oo dhinac fiiqan leh oo ceelasha iyo dhulka adag lagu qodo.

dhex [m.dh]
1. Laba wax ama laba meelood kala barkood; bartan. 2. Inta u dhexeysa qaarka hore iyo qaarka dambe (nafley); sabar. dhexaad s. Dhexda ku abbaaran; dhexe.

gunto [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-taday, -tatay)
1. (f.g) Wax si loo xafido meel ku xirasho. 2. (f.mg) Maro sabarka ku xirasho. 3. (f.mg) U g.: hawl qabashadeeda isu diyaarin.

sabarsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld samirsii.

sabarsiin [m.dh]
ld samirsiin.

sabarsiis [m.l]
ld samirsiin.

sabbur [m.l]
ld sabar¹, samir¹.

sabbur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ld sabar², samir².

sab [m.dh]
1. Qolo raacatada soomaliyeed u liidi jirtay dawla'aan. 2. Cunto badan oo allabbari loogu talaggalay; dayaafad.

sab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Carruur, haween iwm wax ku raalli gelin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg